Sunday , 22 October 2017

Qaabka ugu fudud ee aad ku kasban lahayd kalgaclaka ninkaaga

Waxa aan marnaba muran gali karin in gabar kastaaba ay jeceshahay in uu saygeedu koolkooliyo ama la amaano, arinkan oo faaido u leh farxada iyo wanaaga lamaanaha nolosha wadaagaya, waxa hadalka dabacsan ee ninku xaaskiisa ugu roonaadaa kor u qaadaa kalsoonida xaaskiisa, waxa ay dareentaa in ay tahay in uu dunida ugu jecel yahay iyada. dhinaca kale hadii hadal quruxbadan …

Read More »